Sh Umal

Sh Umal


Bismillaah

Tafsiirka Qur'aanka oo dhamaystiran halkan ka baro. Waxa uu kuu sahlayaa appkan in aad ka dhageysato casharada tafsiirka oo dhan. Waxaa akhriyey tafsiirkaan Sh M A Umal (Alle haka siiyo ajar iyo xasanaad ).
Waxaan ka shaqeynay appkan muddo wakhti ah waxaana ah alle mahadiisa in aan maanta khadka ku soo darno.
Waxaan hadda soo wadnaa Sh Cumar faaruuq iyo qaariga magaciisa layiraahdo Sh Cabdirashiid Sh Cali suufi insha allah


//Cabdirisaaq Maxamuud Jamac

Recent changes:
Waxaan ku soo darnay.
1. wakhtiga casharka u soconayo oo la arki karo
Add to list
Free
87
4.4
User ratings
297
Installs
10,000+
Concerns
0
File size
487 kb
Screenshots
Screenshot of Sh Umal Screenshot of Sh Umal

About Sh Umal
Bismillaah

Tafsiirka Qur'aanka oo dhamaystiran halkan ka baro. Waxa uu kuu sahlayaa appkan in aad ka dhageysato casharada tafsiirka oo dhan. Waxaa akhriyey tafsiirkaan Sh M A Umal (Alle haka siiyo ajar iyo xasanaad ).
Waxaan ka shaqeynay appkan muddo wakhti ah waxaana ah alle mahadiisa in aan maanta khadka ku soo darno.
Waxaan hadda soo wadnaa Sh Cumar faaruuq iyo qaariga magaciisa layiraahdo Sh Cabdirashiid Sh Cali suufi insha allah


//Cabdirisaaq Maxamuud Jamac

Recent changes:
Waxaan ku soo darnay.
1. wakhtiga casharka u soconayo oo la arki karo

Visit Website
User reviews of Sh Umal
Write the first review for this app!
Android Market Comments
A Google User
Sep 10, 2014
Best app Waxaan raadinaayey in mudo ah appkaan oi kale kaasoo ii sahlaya tafsiirka Quranka. Mashaa Allah yaysan kudhaafin fursadaan.
A Google User
Sep 8, 2014
Masha Allah Jazakallahu
A Google User
Sep 6, 2014
Tafsiirka Quraanka Sh.umal allah ka ka abaal mariyo isaga iyo inta fududaysay waa app aad faa, iido u leh★★★★★
A Google User
Sep 5, 2014
Ifrah Jazakallahu kheyr
A Google User
Aug 22, 2014
Wlhi ma cajab Masha allah jazaka allah sheekh