Get a detailed PDF report for Asal24ott with download trends, rating history,
and key performance statistics — useful for competitive research or tracking your own app.
Learn more
★★★★★
When you put in a jumpsuit, you jump in. How do you know if the package is correct and not working? when you deposit money does he want the internet! عندما ترتدي بذلة ، تقفز. كيف تعرف ما إذا كانت العبوة صحيحة ولا تعمل؟ عندما تودع المال هل يريد الانترنت! Markii aad ku shubato armaa laysku boodaa hadaba waad boodeene sidee lagu ogaan karaa baakejka inuu sax yahay misna haween mashaqeeynaa! markaad lacag ku shubato ma interneeduu rabaa!
★★★★★
Asxaabta waa dadashen dalka asagon internet aheyn wanaagsaneed
★★★★★
Wllhi asal24 waaa best tv of Somalia keep going asal
★★★★★
App ki waan update gareyay wuxu lee yahay mobile number kada gali, form ka na kuma jirto meel lagu qorayo mobile number. Xal ma leedahay ??
★★★★★
A 5 stars app with Excellent service very very good well done asal24 and thanks for your hard work.
★★★★★
App fcn....wye...cules mahan...nadif wye....mana daremis ina Internet u yahy....sabbto ah wa ad u ufududyahy..... Balse hal mid chanela an badnen a ka maqan wa laga marmi kra mana laga marmi karo......anyway appkan Wa ka helay😍😍😍😍😍
★★★★★
Asxaabta asal24 waxaan waydiinaa appka wadamada dibada ah kuma shaqaynayo miyaa somalia kaliya mu ku shaqaynaa
★★☆☆☆
App kani ma shaqeynayo magaranayo waxa ka qaldan
★★☆☆☆
Diiwaan gelinta oo culus waxaa sii dheer gelida oo uu ku leeyahay your account is not registered. Hadaad gashona wuxuu ku leeyahay app is not purchase si loo purchase gareeyona malehan
★★☆☆☆
lamaba daawan karo wuu gogo aya speed badanuu raba 720p iyo 360p. Saan kabadala oo quality Auto yareeya sida Youtube oo kale 1440 iyo 240p ka dhiga. subscribtion baa naga qaadateen waxna mabadawan karno bismillah
★★☆☆☆
I should rate 1 star marka 5 u qalantan idin siina
Each subscription will automatically renew 3 days before the expiration date for
the same time period. Subscriptions can be cancelled at any time before the renewal.