Murtida Abwaanka was a books & reference app developed by Soomaal Tech. It was removed from Google Play Feb 4, 2025 and is no longer available for download.
Download Statistics
Murtida Abwaanka had been downloaded 110 thousand times before it became unavailable.
User Ratings
Murtida Abwaanka was rated 4.29 out of 5 stars, based on 290 ratings.
App Information
Murtida Abwaanka was free to download. The APK download size was 16.31 MB. The last available version was 9.0. The last update was on July 28, 2021.
Technical Requirements
Murtida Abwaanka required Android 2.2+ or higher. The app had a content rating of Everyone. The app had been available on Google Play November 2017.
Description
Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii caan baxay iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo. Anaguna, arrimahaa is biirsaday awgood waxa aanu daneynay, oo uu isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka mid ah suugaantaasi. Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu way badan tahay, mana ku soo koobmi karto hal dhigane iyo laba toona, se waxaan rajaynaynaa in ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faa’iidaysan karo qormadana waxaa ka mid ah: - In sheekooyinka guud iyo kuwa gaarka ah, ee qaar qoran iyo kuwo hadal ku-gudbaba leh lagu dhex addeegsan karo. - In dhextaal iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, goor kasta. - In lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, Iwm...
“Murtidan qaarkood waxa aanu ka soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna aanu u hayno dedaalkooda …”
Get a detailed PDF report for Murtida Abwaanka with download trends, rating history,
and key performance statistics — useful for competitive research or tracking your own app.
Learn more
Each subscription will automatically renew 3 days before the expiration date for
the same time period. Subscriptions can be cancelled at any time before the renewal.